Real Madrid oo Garoonkeeda lagu Garaacay+Sawiro

Kooxda kubada cagta Real Madrid ee markale waxaa soo wajahay dhibaato aad u weyn kadib markii lagu garaacay Garoonkeeda kulan ka tirsanaa Horyaalka LA liga.

Real Madrid oo looga badiyey 1-0 ayaa waxaa garaacday kooxda martida u ahayd ee Villarreal waxaana Goolka laga dhaliyey daqiiqadii 86 aad ee dhamaadka Cayaarta.

Guuldaradaan ayaa shaki badan gelin doonta Xilka Macalin Zinedine Zidane kaas oo markii horeba qar ka laalaaday waxaana macquul ah in shaqada laga cayriyo.
MATCH FACTS AND LA LIGA TABLE

Real Madrid (4-4-2): Navas, Carvajal, Varane, Nacho, Marcelo, Casemiro, Modric, Kroos, Isco (Asensio 70), Bale (Vasquez 70), Ronaldo

Subs not used: Vallejo, Casilla, Hernandez, Mayoral, Kovacic

Booked: Carvajal

Manager: Zinedine Zidane

Villarreal (4-4-1-1): Asenjo, Gaspar, Bonera, González, Costa, Rabaseda Antolín (Cheryshevat 45), Trigueros Muñoz, Hernández Cascante, Castillejo Azuaga, Fornals, Bacca

Subs not used: Marín, Ünal, Rukavina, Barbosa. Guerra, Torres

Booked: Bacca

Goals: Fornals

Manager: Javier Calleja

Referee: Alberto Undiano Mallenco

Attendance: 63,403

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook