200 oo katirsan Ciidanka Khaatumo Oo Soomaliland Lawareegtay+VIDEO

Maanta Ayaa Degmada Balicad Ee G- Cayn Waxaa Lagu Wareejiyey 200 Oo Askari Kuwaasi Oo Ahaa Ciidanka Khaatumo

Munasibadii Cidanka Lagu Wareejinayey Waxaa Kusugnaa Wasiirka Amniga Khaatumo Keyse Cabdi Yusuf Wasiirka Warfaafinta Khaatumo Axmed Xaaji Cali Wasiirk K/x/ Maaliya Maxamed Cali Bashiir

Masuuliyiin Kale Oo Katirsan Xukuumada Khaatumo Taliyihii Ciidanka Lagu Wareejinayey Aaga Widhwidh Gaanshale Sare C/laahi Dheere Saraakiil Katirsan Cidanka Iyo Waxgaradka Deganakaasi Balicad

Wasiirka Amniga Khaatumo Ayaa Cidanka Wareejiyey Isagoona Sheegay In Ay Kamid Tahay Qadobadii Ay Ku Heshiiyeen Soomaliland Kana Uu Yahay Mid Fulay Maanta.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook