AKHRISO: Madaxweynaha Galmudug oo Amray in La joojiyo Bixinta Dhulalka Banaan ee Hobyo

Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Amray in gabi ahaan joojiyo iibinta iyo bixinta dhulalka aan Sharciga la aheyn ee degmada Hobyo.

Wareegto kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu Amray Gudoomiyaha degmada Hobyo in uu joojiyo dhulalka la iibsado ee degmada Hobyo ilaa iyo Amar dambe.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook