AKHRISO: War-Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Dowladda & Maamul Goboleedyada

Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee madaxda dowladda Federaalka, Maamul Goboleedyada iyo G/Banaadir ayaa caawa saq dhexe laga soo saaray War-murtiyeed.

Shirkan oo socday intii u dhaxeysay 6-10-kii Febraayo 2018 ayaa lagu gaaray heshiisyo hor leh oo dhinacyada ay isla qaateen, kuwaasoo ay ku jiraan qeybsiga kheyraadka iyo Arrimaha Amniga iyo Siyaasadda.

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook