Axmed Madoobe oo kusoo Biiray Wadahadalkii ONLF iyo Itoobiya+SAWIRRO

Dadaalo Nabadeed kuwii ugu Mustaqbalka Wanaagsanaa oo xal kam danbays ah lagaga gaarayo Colaad mudo dheer kasocotay Gobolka Geeska Africa ayaa kasocda Magaalada Nairobi, Waa hadii ay Guulaystaan.

Wada hadaladan oo mudo soo socday ayaa lagu gaari doona Heshiis kama danbays ah oo lagu soo afjarayo colaada mudada u dhaxaysay Dawladda Itoobiya iyo Ururka ONLF.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam wuxuu kamid yahay Madaxda qaybta ka ah dhexdhexaadinta labada dhinac wuxuuna saacadahii lasoo dhaafay la kulmay ergooyinka labada dhinac kala matalaya.

Bulshada uu saamaynta ku leeyahay Wahadalka labada dhinac u dhexeeya iyo Guud ahaanba Soomaalida ayaa isha ku haysta waxyaabaha kasoo bixi doona Shirakaasi.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook