Chelsea oo ku tumatay Hull City +SAWIRRO

Kooxda kubada cagta Chelsea ayaa Guul weyn ka gaartay kulankii koobka FA Cupka ee ay Xalay la dheeleen kooxda Hull City waxaana ay ku badiyeen 4-0.

Goolasha ay Guusha ku qaadatay Chelsea waxaa 2 ka mid ah dhaliyey Xiddiga dalka Braziil ee Willian kaas oo Jimcihii sidoo kale lagudoonsiiyey in uu dhaliyey Goolkii ugu qurxoonaa bishii Janaayo ee aan soo dhaafnay.

Labada Gool ee kale waxaa mid ka mid ah dhaliyey Cayaaryahankii hore ee Barcelona ee Pedro Rodriguez halka Goolkiisii koowaad ee uu dhaliyo Chelsea shaabadiisa saaray Weeraryahanka dalka France ee Olivier Giroud kaas oo Arsenal ka soo dhaqaaqay bishii Janaayo.

Chelsea ayaa Gaartay Guushaan muhiimka ah xili ay Nasiyeen qaar badan oo ka mid ah cayaartoyda muhiimka ah ee kooxda maadaama ay ladheelayaan Barcelona dhawaan waxaana ay Goolasha wada dhaliyeen qaybta hore ee Cayaarta Goolahyaha dalka Argentina ee Chelsea Wilfredo Caballero ayaana Rigoore ka qabtay Hull City.
MATCH STATS, PLAYER RATINGS AND MATCH ZONE

Chelsea (3-4-3): Caballero 7; Rudiger 6.5, Ampadu 7.5, Cahill 7; Zappacosta 6.5, Fabregas 8 (Scott 62mins, 6.5), Drinkwater 6.5, Emerson 7; Willian 8.5, Giroud 7.5 (Morata 70, 6.5), Pedro 7 (Hudson-Odoi 46, 7).

Subs not used: Eduardo, T.Chalobah, Sterling, Moses.

Booked: Scott

Goal: Willian 2, 32, Pedro 27, Giroud 42.

Manager: Antonio Conte 7.

Hull City (4-3-3): Marshall 6; Meyler 5, Dawson 5, MacDonald 5, Clark 5.5; Evandro 4.5, Stewart 5, Irvine 5.5 (Batty 88); Wilson 6 (Toral 55, 6), Dicko 5.5 (Campbell 72, 5.5), Diomande 5.

Subs not used: McGregor, Grosicki, Keane, Clackstone.

Booked: Stewart, Irvine

Manager: Nigel Adkins 6.

Attendance: 39,591

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook