DAAWO:-Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay kiiska Qalbi Dhagax iyo arrimo kale

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa oo kale xilkaas uga guuleystay madaxweyne hore Xasan Sh Maxamuud.

Laakiin, Sanad kadib Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa uu ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay iyo QORSHAHA dowladiisa.

Wareysi uu siiyay BBC-da qeybteeda AfSomaliga ayaa waxaa su’aalo toos ah ku weydiiyay shacabka Soomaaliyeed.

Arimaha sida weyn wax looga weydiiyay waxaa kamid ah amaanka, dagaalkii Shabaab, Mucaaradka, Weeraradii Muqdisho ka dhacay, dhaqaalaha iyo xariirka wadamada caalamka gaar ahaan Carabta.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook