Daawo :Somaliland oo Xirtay Garyaqaan Sare iyo Muran ka Taagan Sharciga loo Maray Xarigiisa

Garyaqaanada Maamulka Somaliland ayaa Xukuumada Muuse Biixi ka Dalbaday inay Sii Dayso mid ka mid ah Garyaqaanada oo Xabsiga loo Taxaabay isaga oo aan Xasaanadii Laga Qaadin taas oo Sababtay in la is Waydiiyo Wadada Sharci ee loo Maray.

Deegaanada Maamulka Somaliland ayaa Waxaa Wax iska Caadi ah ka Noqday Xadhiga iyo Xabsiga Waxaana inta Badan Maamulka Somaliland Lagu Dhaliilaa Xoriyatul Qawlka.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook