Daawo: Waxa kala Qabsaday Wasiir Bayle iyo Wariyaha BBC Somali

Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Dr. C.raxmaan Ducaalle Bayle ayaa Waraysi Xiiso babadan Waxaa la yeeshay Wariye ka tirsan Idaacada BBC-Somali.

Wasiirka ayaa wuxuu siwayn uga hadlay Arimaha Canshuuraha ee Dawladdu soo Kordhisay, Khilaafka dhowaan ka dhashay arintaasi, Qaabka dalalka kale ay u qaadaan, Iyo sida hada Soomaaliya oo dhibaato kasoo baxday ay ku Bilowday.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook