DAAWO:Fadumo Dayib oo hargeysa Tagtey Haweenkana ugu baaqday inay guryaha kasoo baxaan

Waxa Magaalada Hargaysa tagtay fadumo Dayib oo ka Mid noqotay Musharaxinta Madaxweynaha Soomaaliya,hadana ka Mid Ah masuulinta Qaramada Madoobe U Qaabilsan Arimaha Soomaaliya Iyadoona la Kulantay haweenka Hargeysa.

Fadumo dayib Ayaa Ugu baaqday haweenka Inay kasoo Qeyb galaan Siyaasada Ayna Kasoo baxaan Guryaha Ay kujiraan Iyadoo kula Hadashay hargeysa Boqolaal Dhalinyaro haween U badan Hargeysa.

Safarkani Fadumo dayib oo mudooyinkani Hargeysa Laga Hadal hayey.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook