DHAGEYSO-Wasiir Maareeye”Aniga Somaaliland ayaan halkan ka difacaa ogaada”

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha xukumada Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay wadahadalada u dhaxeeya Dowlada fedraalka Soomaaliya iyo Soomaaliland wuuna sheegay in asaga uu yahay shaqsi matala shacabka reer Soomaaliland ee raba midnimada Soomaaliya.
Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Dowlada uu ka midka yahay ka dalbaday in laga guulo gaaro wadahadalada u dhaxeeya Dowlada Soomaaliya iyo Soomaaliland, wuxuuna carabka ku dhuftay haddii wadahadalka dhax mari doono Dowlada iyo Soomaaliland ay noqdaan kuwoo lagu qiyaano Soomaaliland uu isga tagi doono Dowlada Soomaaliya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook