DHAGEYSO- Xildhibaan Sandheere oo weeraray Axmed Madoobe

Xildhibaan Hore Cabdulqaadir Maxamed Aadan “Sandheere” Ayaa Waxaa Uu Si Qoto Dheer Uga Hadalay Xaalada Jubaland Ay Ku sugan tahay Xiliga la Joogo Sandheere ayaa waxaa uu sheegay in Maamulka Hada ka jira Jubaland ay ka Gaabiyeen Waajibaadkii loo Idmaday Loona Baahan yahay in Jubaland la Badbaadiyo.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “DHAGEYSO- Xildhibaan Sandheere oo weeraray Axmed Madoobe”

  1. origino says:

    Sandheere waa kursigii baarlamanka ayuu lumiyay intuu dacaayad shakhsi ku mashquulsanaa yaad wax ka sheegaysaa ama u tilmaameysa adigoo taadi kari waayay ma tukale ayaad ka hadleysaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook