Dhageyso”Shirkii Amniga oo Go’aan Looga gaaray Bixinta Ruqsadaha Kaluumeysiga+ COD

Shirkii amniga ee xalay saqdii dhexe magaalada muqdisho ku soo gaba gaboobay ayaa sidoo kale go’aan cad looga gaaray arimaha ku wajahan bixinta ruqsadaha kaluumeysiga iyo awoowd qeybsiga,waxana la xusay in wasaarada kheyraadka bada ee soomaaliya ay wakiil ku yeelanayso deegaanada maamul goboleedyada dalka

Daqliga ruqsadaha kaluumeysiga ka soo xarooda ayaa ku dhici doono xisaab gaar ah oo laga furi doono bankiga dhexe sida uu tilmaamay Agaasime ku xigeenka dhinaca warfaafinta ee Madaxtooyada

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook