Gudoomiye Ciro Oo Ku Baaqay In Ay Iscasilo wasirka arimaha dibada +VIDEO

Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ciro Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ayaa ku Baaqay inay is Casilaan Labo Xubnood oo ka tirsan Xukuumada Muuse Biixi Waxaana ay Kala Yihin Wasiir Sacad Cali Shire iyo Baashe Morgan.

Hadalka Gudoomiye Ciro ayaa Daba Socda Kadib Markii ay Soo Bexeen Wararka Xaqiijinaya Jiritaanka Shirkad ku Dhisan Sharci Daro oo Somaliland ka Jirta isla Markaasna La Macaashta Dawlada Imaaraat.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook