Hogaamiyaha Ahlu-suna oo talo u jeediyay Madaxda Galmudug+COD

Guddoomiyaha guud ee Culumada Ahlsunna Waljamaaca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa magaalada Dhuusamareeb maanta kula kulmay madaxa Xukuumadda maamulka Galmudug Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan.

Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo horumarka deegaanada Galmudug.

Waxaana uu ugu baaqay madaxda maamulkaasi in ay ka shaqeeyaan arrimaha dib u heshiisiinta, si xal looga gaaro colaadaha ka jira Mudug iyo G/gaduud.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook