Labo Qarax Oo Muqdisho ka dhacay & rasaas xoogan oo laga maqlayo afaafka hore ee madaxtooyada

Daqiiqado ka hor waxaa isgoysyada juba iyo sayidka ee magaalada muqdisho ka dhacay laba qarax oo xoogan

Waxaa sidoo kale goobjoogayaal ka ag dhaw xarunta maxtooyada ay Ku soo waramayaan in rasaas xoogan laga maqlayo afaafka hore ee xarunta madaxtooyada.

Labada qarax ee muqdisho ka dhacay waxaa u dhaxeysay muddo 10 daqiiqo ah

Ilaa hada lama ogo khasaaraha rasmiga ay sababeen qaraxyadaasi.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook