Mario Balotelli oo Jaale iyo cay laysugu daray +SAWIRRO

Weeraryahanka kooxda Kubada Cagta Nice Mario Balotelli ayaa lagu abaal mariyey Calaamada Jalaaha ah kadib markii uu ka dacwoodey midab Takoor ay ku sameeyeen Taageerayaasha kooxda Dijon.

Mario Balotelli oo xalay looga badiyey kooxdiisa 3-2 ayaa waxaa midab kiisa ku Caayey Taageerayaasha kooxda Dijon.Caydaas oo markii uu ka dacwoodey Garsoorihii ku abaal mariyey Jaale,

Madaxweynaha kooxda Nice Olivier Dall’Oglio ayaa sheegay in uu qalad Sameeyey Garsoorihii Cayaarta kaas oo Jaale qalad ah siiyey Weeraryahnkiisa markii uu u sheegay in Taageeraayasha Dijon ay ku caynayaan midabkiisa waxaana uu dacwad u gudbiyey Xiriirka kubada Cagta dalka France.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook