Qaar kamid ah Ilaalada Senator Cabdi Dhuxulow Dheg-dheer oo lagu dilay weerarkii caawa

Senator Cabdi Dhuxulow Dheg-dheer oo kamida xildhibaannada caanka ah ee Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in qaar ka mida istaafkiisa lagu dilay, qaarna lagu lagu la’ yahay weerarkii Alshabaab ee Caawa.

Darawalkii Senatorka ayaa ku geeriyooday, Askar katirsan Ciidamada ilaalada u ahna way ku dhaawacmeen, halka askar kalana lagu la’ yahay weerarka sida uu sheegay Senator Dhegdheer. Dheg-dheer ayaa u tacsiyeeyey dhamaad dadkii ku waxyeeloobay Qaraxaasi, wuxuuna sheegay inuu ku sugnaa Xiliga uu dhacayay Hotelka Doorbin Degmada Shibis.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook