Real Madrid oo soo degtay kaalinta 3 aad Horyaalka La Liga+SAWIRRO

Kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa Guul ka Gaartay kulankii horay ugu baaqday ee Horyaalka dalka Spain waxaana ay 3-1 kaga badiyeen Naadiga Leganes oo ay Garoonkeeda kula Cayaareen.

Real Madrid waxaa Goolasha u kala dhaliyey Xiddigaha kala ah Lucas Vazquez Casemiro iyo Sergio Ramos oo Rigoore dhaliyey Waxaana Guushaas ay keentay in ay soo galaan Kaalinta 3 aad kala Horeynta Horyaalka la Liga iyaga oo leh 48 dhibcood.
MATCH FACTS AND LA LIGA TABLE

Leganes: Cuellar, Roman Triguero, Bustinza, Siovas (Mantovani 45), Rico, Gabriel, Gumbau, (Perez 45), El Zhar, Eraso, Ramos (Amrabatat 72), Beauvue.

Subs not used: Champagne, Guerrero, GarcĂ­a, Zaldua.

Booked: Rico, Cuellar, Perezat

Goal: Bustinza 6

Real Madrid: Casilla, Carvajal, Varane, Ramos, Hernandez, Casemiro, Kovacic (Ceballos 90+2), Vazquez, Isco (Llorente 87), Asensio, Benzema (Bale 76).

Subs not used: Zidane, Nacho, Hakimi, Mayoral

Booked: Ramos

Goals: Vazquez 11, Casemiro 29

Referee: Jose Luis Gonzalez Gonzalez

Attendance: 11,423

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook