Tottenham oo Cagta Marisay Arsenal+ SAWIRRO

Kooxda Kubada Cagta Tottenham ayaa Guul ka gaartay kulankii darbiga ahaa ee ay ladheeleen kooxda Arsenal waxaana ay ku badiyeen 1-0.

Goolka qura ee ay Tottenham ku badiyeen waxaa qaybta labaad dhaliyey Weeraryahanka dalka England ee Harry Kane waxaana sii socda Recordkii wanaagsanaa ee ay Tottenham ku lahayd darbiga waqooyiga London.

Kulankaan hal Gool ayaa layska dhaliyey waxaa jira Fursado badan oo soo maray labada kooxood ee ay Goolal ku dhalin karayeen waxaana Fursado ka qasaariyey Tottenham Kane, Christian Eriksen iyo Dele Alli halka Arsenal ay Furasado ka qasaariyeen Jack Wilshere iyo Alexandre Lacazette.
MATCH DETAILS, RATINGS, TABLE AND MATCH ZONE

Tottenham (4-2-3-1):

Lloris 8; Trippier 8, Sanchez 7, Vertonghen 9, Davies 8; Dier 7, Dembele 9; Eriksen 8, Alli 8 (Wanyama 85, 7), Son 7 (Lamela 70, 6); Kane 9

Subs not used: Vorm, Rose, Sissoko, Aurier, Lucas

Goals: Kane 49

Yellow cards: Lamela

Arsenal (4-3-3):

Cech 8; Bellerin 6, Mustafi 5, Koscielny 5, Monreal 6; Wilshere 7, Elneny 6 (Iwobi 65, 6), Xhaka 5 (Welbeck 86, 5); Ozil 6, Mkhitaryan 5 (Lacazette 65, 4), Aubameyang 5

Subs not used: Ospina, , Chambers,, Maitland-Niles, Kolasinac

Yellow cards: Mustafi

Ref: Anthony Taylor

Att: 83,222

RATINGS BY GERRY COX AT WEMBLEY

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook