(Akhriso) Golaha wakiilada Somaliland oo taageeray heshiiskii Dekeda Berbera +VIDEO

Golah Wakiilada Somaliland ayaa fadhi uu maanta ku yeeshay magaalada Hargeysa ku taageeray heshiiskii Saddex geesoodka Dekeda Berbera ee dhex maray Somaliland, Itoobiya iyo Shirkadda DP World, waxaana heshiiskaas loo ansixiyay si aqlabiyad leh.

Golah Wakiilada ayaa cambaareeyay go’aankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku laaleen heshiiskii Dekeda Berbera, isla markaana ay dalka kaga mamnuuceen shirkadda DP World.

Sidoo kale waxaa uu Golaha Wakiilada farriin u direen Beesha Caalamka, iyagoo sheegay in dhaq dhaqaaqyada dowladda Federaalka wado ay xasilooni darro ka abuuri karaan gobolka.

Halkan hoose ka akhriso war saxaafadeedka:-

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook