Akhriso Magacyada Xildhibaanada kasoo jeeda Somaliland ee diiday Saxiixa Mamnuucida DP World

Xildhibano gaaraya ila 11 Mudane oo ka tirsan golaha Shacabka Soomaaliya ayaa saxiixay mooshin la doonayo in dib loogu dhigayo Arrinta Shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta.

Xildhibaanada Saxiixay mooshinka ayaa waxa ay Magacyadooda kala yihiin.

Xili manata barlamaanka cod aqlibayad ah isku raacay In dalka laga saaro DP World ayaa hadana Waxaa jira Xildhibaan oo gaaraya 11 oo kuwaas oo dalbaday in dib lo dhigo Waxaan ay magacyadooda kala yihiin

1:- Axmed Maxamud Sheekh(Dhagaweyne)

2:-Maxamed Ibraahi Cabdi(Diyeeshe)

3:- Maxamed Cumar Carte Qaalib,

4:-Faadumo Xasan Cali’

5:- Cabdi raxmaan Ibbi,

6:- Faadumo Ismaaciil Xuseen

7:- Cali Maxamed Muuse

8:- Axmed Maxamed Jaamac

9:- Aamino Sheekh Cusmaan’

10:- Aamino Cumar Jaamac

11:-Huda Axmed Cali

Tallaabadaan ayaa ku soo aadeysa xili Maanta 168 Mudane oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ay saxiixeen Xeer dalka ka mamnuucayo shirkada DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook