Aqri kooxaha usoo baxay wareega quarter final-ka Champions League oo dhameystirmay

Barcelona iyo Bayern Munich ayaa xalay soo gaaray wareega quarter final-ka Champions League, waxeyna dhameystireen sideedda kooxood ee loogu tala galay iney soo gaaraan quarter final-ka.

Kooxo waaweyn ayaa isaga haray tartanka waxaana ka mid ah Man United, Chelsea & Paris Saint Germain, sidoo kalana Spurs ayaa isaga hartay tartanka, waxaana xusid mudan in ugu yaraan 3 oo holac ah ay kasoo bixi doonaan.

1. Real Madrid

2. Bayern Munich

3. Juventus

4. Barcelona

5. Sevilla

6. Liverpool

7. Manchester City

8. As Roma

Isku aadka wareega quarter final-ka waxaa la sameyn doonaa 16-ka Maarso, maalin jimco ah

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook