DAAWO: Gacan Ka Hadal Kadhashay Kulankii Baarlamaanka Somaliland Heshiiskii Dp-world

Kulankii maanta ee Baarlamaanka Somaliland ayaa waxa ka dhashay buuq kadib markii xildhibaanada ay isku khilaafen arinta heshiiskii Dp-world iyo Somaliland kadib markii maanta u hortagay wasiirka arimaha dibadda Somaliland sacad cali shire si wax looga weydiiyo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook