Daawo Video:Turkiga oo Dhisaya Xarunta Barlamaanka Somalia

Dawlada Somalia ayaa Dawlada Turkiga Kala Heshiisay Sexeexna Kala Samaysay Mashruuc Dib loogu Dhisayo Xarunta uu ku Shaqeeyo Barlamaanka Somalia ee loo Yaqaano Guriga Umada.

Dawlada Turkiga ayaa ah Garabka Koobaad ee Umada Somaliyeed Waxaana Dawlada Turkigu Maalinkasta Somalia ka Caawisaa Caqabad kasta oo Soo Wajahda.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook