Dooni siday Shixnado Ganacsi oo ku soo xiratay Dekadda Hobyo+COD

Dekadda macmalka ah ee Magaalada Hobyo ayaa waxaa ku soo xirtay dooni siday shixnado ganacsi, taasi oo hadda socoto dejinteeda, waxaana Magaalada laga dareemayaa dhaq-dhaqaaq ganacsi.

Maalmihii ugu dambeeyey Magaalada Hobyo waxaa ka socday dhaq-dhaqaaqyo kale duwan oo la xiriiray sidii loo hir gelin laha dekadda.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook