FIFA oo magacaawday garsoorayaasha dhex dhexaadin doona Koobka aduunka 2018

Xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA ayaa ku dhawaaqay garsooraayaasha dhex dhexaadin doona koobka aduunka 2018 kaas oo bisha lixaad ee sanadkaan ka bilaaban doona dalka Ruushka.

FIFA ayaa soo saartay Magacyada 36 Garsoore iyo 63 Caawiye kuwaas oo ka kala imaan doona qaaradaha kala duwan ee caalamkaWaxayna ka akala im,aan doonaan 46 wadan oo caalamka ah iyaga ayaana Mas uul ka noqon doona Cayaaraha koobka aduunka oo ah dhacdada ugu weyn kubada cagta caalamka oo dhan.

Liiska garsoorayaasha iyo Xiriirada ay ka kala yimaadeen?

 

 

Match Officials For 2018 FIFA World Cup (Announced)
NO# Match Officials (Confirmed)

 

FEDERATION
1 Felix BRYCH UEFA (Elite Panel)

 

2 Cüneyt CAKIR UEFA (Elite Panel)

 

3 Sergey KARASEV UEFA (Elite Panel)

 

4 Bjorn KUIPERS UEFA (Elite Panel)

 

5 Szymon MARCINIAK UEFA (Elite Panel)

 

6 Antonio Miguel MATEU LAHOZ UEFA (Elite Panel)

 

7 Milorad MAZIC UEFA (Elite Panel)

 

8 Gianluca ROCCHI UEFA (Elite Panel)

 

9 Damir SKOMINA UEFA (Elite Panel)

 

10 Clement TURPIN UEFA (Elite Panel)

 

11 Julio BASCUÑAN CONMEBOL

 

12 Enrique CACERES CONMEBOL

 

13 Andres CUNHA CONMEBOL

 

14 Nestor PITANA CONMEBOL

 

15 Sandro RICCI CONMEBOL

 

16 Wilmar ROLDAN CONMEBOL

 

17 Joel AGUILAR CONCACAF

 

18 Mark W. GEIGER CONCACAF

 

19 Jair MARRUFO CONCACAF

 

20 Ricardo MONTERO CONCACAF

 

21 John PITTI CONCACAF

 

22 Cesar Arturo RAMOS PALAZUELOS CONCACAF

 

23 Fahad AL MIRDASI AFC

 

24 Alireza FAGHANI AFC

 

25 Ravshan IRMATOV AFC

 

26 Mohammed Abdulla MOHAMED AFC

 

27 Ryuji SATO AFC

 

28 Nawaf Abdulla SHUKRALLA AFC

 

29 Mehdi ABID CHAREF CAF

 

30 Malang DIEDHIOU CAF

 

31 Bakary Papa GASSAMA CAF

 

32 Ghead GRISHA CAF

 

33 Janny SIKAZWE CAF

 

34 Weyesa Bamlak TESSEMA CAF

 

35 Matthew CONGER OFC

 

36 Norbert HAUATA OFC

 

HALKAN KA AQRI SHEKADAN

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook