“Midinkaa Wax Xukumi Kara,Xamar Horta ka qabta Rasaasta Iyo Madfaca Lagu Laynayo”

Suleymaan Maxamuud Aadan Guddoomiyaha Golaha Odayaasha ee Guurtida Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlayay magaalada Hargeysa ayaa markii ugu horeysay ka hadlay muranka dhanka Siyaasadda oo maalmihii u danbeeyay u dhaxeeyay Maamulka Somaliland iyo Dowladda dhexe.

Wuxuna Fariin u diray Dowladda uu garwadeynka ka yahay Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo.

” Maalmaha kan Anada iyo Soomaaliya hadankeenii aadbuu u badan yahay,waliba waxaad moodaa af qaraar iney kuwada hadleyno wax loo baahan yahay ma ahan,waan kala quusanayee aan is deyno waxaana hayn nagama dhaxeeyaabn,dalka Somalilannd dee anagaa ka talineyno,” ayuu yiri Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on ““Midinkaa Wax Xukumi Kara,Xamar Horta ka qabta Rasaasta Iyo Madfaca Lagu Laynayo””

  1. origino says:

    xukun lagama hadlayo dhul somaliyeed ma iibin kartid taas kaama yeeleyno gaalo la gal yahow dalku waa dal somaliyeed

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook