Akhriso: Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilka ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu xilka kaga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, oo uu bishii September ee sanadkii hore uu xilkan dib ugu soo magacaabay.

Wareegtada ka soo baxday Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa waxaa xilka Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan loogu magacaabay C/llaahi Axmed Iimaan.

Magacaabida iyo xil ka qaadistan ayaa ku soo aaday, iyadoo Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare uu ku sugan yahay magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan.

Labadii sano ee uu dhisnaaMaamulka Hirshabeelle, waxaa uu yeeshay Labo Madaxweyne iyo afar Guddoomiye Gobolka Hiiraan, waana hubaal la’aanta siyaasadda aan fadhin ee Maamulkan curdunka ah uu la kowsaday, tan iyo markii la dhisay.

Halkan hoose ka akhriso wareegtada:-

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Akhriso: Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilka ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan”

  1. Nuurkanederland says:

    4000 JEWS ABSENT 9/11..WHY NOT?
    ISRAELI DID 9/11.
    MOSSAD’S FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE
    ISIS LEADER ALBAGHDADI=ELLIOTE SHIMON HE IS ISRAELIAN CITIZEN.
    ISIS MADE IN ISRAËL,WHY? ISIS THEY NEVER ATTACK ISRAEL!.
    ISIS WORK=GREATER ISRAELI PROJECT & PLAN.
    ISIS ISN’T ISLAMIC & MUSLIMS. sure.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook