Cabdirisaaq jurile”Imaaraadka cid u dhaanta puntland ma jirto halala shaqeeyo”+COD

Gudoomiyaha xiriirka dibadda ee xildhibaanada aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliyeed Mudane Senator Cabdirisaaq Cismaan Xasan Jurile ayaa siweyn u soo dhoweeyey taageeradii dowladda Puntland u fidisay dalka Imaaraadka Carabta.

Senator Cabdirisaaq Cismaan Xasan Jurile, ayaa waxa uu sheegay in xilligaan iyo xitaa dowladnimadii kahor Soomaaliya aysan jirin cid uga wanaagsan Imaaraadka, ayna lagama maarmaan tahay in la dhammeeyo xurgufta siyaasadeed.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook