Chelsea oo karbaashtay Southampton+SAWIRRO

Kooxda Kubada Cagta Chelsea ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay ladheeleen kooxda Southampton iyaga oo ka soo laabtay 2 Gool oo lagu Hogaamiyey.

Chelsea ayaa ku badisay 3-2 Waxaana Goolasha u kala dhaliyey Olivier Giroud oo 2 Gool dhaliyey iyo Eden Hazard waxaana Chelsea ay ka bad baadey in laga badiyo in kasta oo ay Gadaal ka soo baraarugeen.
MATCH FACTS, PLAYER RATINGS AND MATCH ZONE

Southampton (3-4-2-1): McCarthy 5.5; Bednarek 7 (Gabbiadini 90), Yoshida 6.5, Hoedt 6; Cedric 6.5, Romeu 7, Hojberg 6.5, Bertrand 7.5; Ward-Prowse 7 (Austin 79), Tadic 7 (Sims 83); Long 6.5

Subs not used: Lemina, Boufal, McQueen, Forster

Booked: Hojbjerg, Ward-Prowse, Bertrand, Romeu, Long

Goals: Tadic 22, Bednarek 61

Manager: Mark Hughes 7

Chelsea (3-4-3): Courtois 6.5; Azplicueta 6.5, Christensen 6, Cahill 6; Zappacosta 5 (Pedro 61, 6), Kante 6.5, Fabregas 6.5, Alonso 7; Willian 7, Hazard 7.5 (Moses 86); Morata 5 (Giroud 61, 8)

Subs not used: Caballero, Barkley, Bakayoko, Emerson

Booked: Hazard, Cahill, Willian

Goals: Giroud 70, 78, Hazard 75

Manager: Antonio Conte 7.5

Man of the Match: Giroud

Referee: Mike Dean 6

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook