Maxamed Muuse Abees”Kuriga Golaha Wakiilada Aniga Ayaa Leh”+VIDEO

Wasiiru-dawlihii hore Wasaaradda Madaxtooyada maamulka soomaaliland ayaa sheegay in uu yahay mudane barlamaan oo ka tirsan golaha wakiilada maamulkaas ka dib markii uu sida uu sheegay la musuq maasuqay xil uu xaq u lahaa.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook