Milkiilayaasha shirkadaha duulimaadyada Jubba iyo Daallo Airline oo ka Jawaabay eedeyn kaga timid Xildhibaanada +VIDEO

Qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta shirkadaha duulimaadyada oo shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxay ka hadleen warbixin la xiriirta Arrimaha Xajka iyo Cumrada.

Waxaa maalmihii u danbeeyay la isla dhexmarayay warar la xiriira iney jiraan shirkado duulimaadyo dhaqaalo xad dhaaf ah ka qaaday Xujeyda Soomaaliyeed marka loo fiiriyo Xujeyda kale ee caalamka.

Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen Maamulada shirkadaha Jubba iyo Daallo Airline ayaa waxay ku cambaareeyn war ka soo qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo ay ku sheegeen iney jiraan shirkadi lacago xad dhaaf ka sameeya Xujeyda Soomaaliyeed ee soo gudanaya Xajka iyo Cumrada.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook