Mohamed Salah oo Taariikh Cusub ku soo kordhiyey Premier League+Sawiro

Cayaaryahanka dalka Masar iyo Kooxda Liverpool Mohamed Salah ayaa taariikh aan horay u dhicin ku soo kordhiyey Horyaalka Premier League dalka England.

Mohamed Salah ayaa Noqdey Cayaaryahankii koowaad ee Taariikhda Horyaalka Premier League ee Sadex bilood ku Guuleysta Cayaaryahanka ugu fiican Horyaalkaas kaliya waxaa sidaa Sameeyey Xiddiga Liverpool ee Mucjisada dhigaya xiligaan ee Mo Salah.

Xiddigaan ayaa Maanta loo magacaabay Cayaaryahanka bisha ee Horyaalka dalka England waana markii 3 aad ee Xiriir ah ee uu ku Guuleysanayo manjiro Xiddiga sidaa oo kale oo Sameeyey taariikhda Horyaalka England.
PREVIOUS WINNERS

August – Sadio Mane

September – Harry Kane

October – Leroy Sane

November – Mohamed Salah

December – Harry Kane

January – Sergio Aguero

February – Mohamed Salah

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook