Waa sidee Xaaladda Haweeney cuntay Canug 6-bil jir ah?+ VIDEO

Ehalada Haweeney dhowaan cuntay cunug 6-bil jir ah ayaa umadda soomaaliyeed codsi u diray oo ku aadan in Haweeneyda falkaasi ay u sameysay xanuuno hayay.

Arrintaan oo naxdin ku noqotay dad badan ayaa si aad ah looga hadal hayay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Mid ka mid ah Ehalka Gabadha ayaa sheegay in mudo 20-sano ayay xanuunsaneyd,islamarkaana sidaasi u sameysay xanuun hayay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook