Yaa buuxinaya Booska uu banaaneeyay Jawaari +VIDEO

Labada Aqalka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka doodaya cida buuxin karta Booska uu baneeyay Guddoomiyihii Golaha Shacabka Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari oo is casilay.

Xildhibaanada qaar ayaa ku doodaya in Xildhibaan kasta oo doonaya jagadaasi oo uu isa soo sharxi karo,islamarkaana aanay jirin sharci u diidayo.

Xiisada ka taagan cida isku soo sharci karto Booska uu baneeyay Guddoomiye Jawaari ayaa laga dareemayaa magaalada Muqdisho,iyadoo xitaa ay jirto inuu mar kale Guddoomiye Jawaari isa soo sharxi karo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook