Boqorka Beelaha Hawiye oo si kulul Uga Hadlay Arimo Xasaasi ah +COD

Boqorka Beelaha hawiye ka Mida Odayaasha Beelaha hawiye Cabdi axmed cali oo warbaahinta ku lahadlay magaalada muqdisho ee caasimadda soomaaliya ayaa ka hadlay dadkii shacbka ahaa ee dhawaan ciidamadda maraykanku ay ku dileen deegaanka hoosta deegaanka Bariire Ee Gobolka Shabeeladda
Waxa uu shegay in ciidamada mareykanka ay wadaan bartilmaameed gaar ah isla marana ay u yimaaaden in ay aar goostaan waa uu sida hadalka u dhigaye waxana uu Fariin adag u diray dowladda fadaraalka soomaaliya”.

 

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook