Gaas” Dowladnimadda waxa ay kusoo aruurtay Facebook” +COD

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Khudbad ka jeediyay Shirka maamul goboleedyadda ee ka socda Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in ay hareermarayso qodobo badan oo horay loogu heshiiyay.

Madaxweyne Gaas oo ah Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyadda ayaa sheegay in hadda Soomaaliya ay u baahan tahay in la sameeyo isbadel dhan walba ah,laakiin aan lagu Mashquul waxyaabo aysan dani ugu jirin Umadda Soomaaliyeed.

Madaxweyne Gaas ayaa yiri” dowladnimadda waxa ay kusoo aruurtay Facebook Maanta”

Waxaa uu si aad ah ugu dhaliilay Madaxda Soomaalida in ay waqti badan ku bixiyaan Baraha Bulshadda,taasina ay sii kordhin doonta Xumaanta sidda uu sheegay Gaas.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook