Kooxda Fulham oo ku soo laabatay Horyaalka Premier League+SAWIRRO

Kooxda Kubada cagta Fulham ayaa dadaal aad u dheer kadib ku soo laabtay Horyaalka Premier League kadib markii ay Garaacday kooxda Aston Villa oo ay kula ka bax ahaa ku Cayaareen Garoonka Wembley ee Magaalada London.

Fulham ayaa 1-0 kaga badisay Aston Villa iyaga oo weliba ku dheelaya 10 Cayaaraayahan ku dheeleeya inta badan kulanka kadib markii Calamaada Casaanka ah laga siiyey Xiddiga Denis Odoi.

Naadiga Fulham oo ka dhisan Magaalada London ayaa dhawr sano kamqnayd Horyaalka heerka koowad ee dalka England si weyn ayeyna ugu dabaal degeen soo labshadooda oo ku soo beegantay xili ay u baahnaayee,
MATCH FACTS

Aston Villa (4-1-4-1): Johnstone 7; Elmohamady 6 (Kodjia 77), Chester 6, Terry 6, Hutton 6; Jedinak 5 (Onomah 77); Snodgrass 6, Hourihane 6 (Hogan 82), Grealish 8, Adomah 6; Grabban 6

Subs not used: Bunn, Bree, Whelan, Bjarnason

Booked: Chester, Grealish, Jedinak, Hutton

Fulham (4-3-3): Bettinelli 7; Fredericks 7 (Christie 83), Odoi 6, Ream 7, Targett 6; Cairney 9, McDonald 6, Johansen 7 (Norwood 72); Kamara 6 (Kalas 77), Sessegnon 8, Mitrovic 7

Subs not used: Button, Ayite, Piazon, Fonte

Booked: Odoi, Kamara

Sent off: Odoi

Goals: Cairney (23)

Referee: Anthony Taylor

Attendance: 85,243

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook