Mudaharad Dad kudhintay oo Hada ka Socda Burco

Mudaharad ayaa ilaa imika ka socda gudaha magalada burco ee xarunta gobalka togdheer kaasi oo sababay dhimashada hal qof,

Mudaharadkani oo ka socda agagarka dowlada hoose burco ayaa waxa dhigay shacbiga reer burco qaar ka mid ah kuwaasi oo saluugsan qaabka ay xukumadu waxba uga qaban wayday colaada inta badan soo noqnoqota ee ka taagan degaanka ceel-afwayn ee gobalka sanaag,

dadka mudaharadayay ayaa qaar ka mid ah wadoyinka magalada burco ku gubay taayiro tiro badan kuna dhawaqayay kalmado ay kaga soo horjedaan xukumadan haatan talada dalka haysa,
Mudaharadkani ayaa waxa uu sababay dhimashada hal qof

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook