Muuse Biixi Oo Somaliland Ku Tilmaamay Jamhuuriyada Federaal Ah +VIDEO

Madaxweynaha somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa jamhuuriyada somaliland ku tilmaamay mid federaali ah.

Madaxweyne Muuse Biixi oo shalay jeedinayey khudbadii xuska 18-ka May ayaa wakhti uu magacaabay somaliland, waxa uu carabka ku dhuftay inay tahay jamuuriyada federaalka ah ee somaliland.

Muuse Biixi oo laga dareemayey inay shucuurtiisu aad u kacsanayd ayaa somaliland ku qaldanay dawlada federaalka ah ee ka talisa soomaaliya.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook