Gaas oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay gobolka Sool

Dr. C/wali Gaas, Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa wareegto ka soo baxday xaiiskiisa waxa uu guddoomiye ugu magacaabay Abuukar Cabdi Geelle.

Gobolka Sool ayaa deegaano ka mid ah waxaa ku dagaalamaya ciidamo kala taabacsan Soomaaliland iyo Puntland kuwaas oo mid walbaba uu sheeganayo in asaga uu maamulayay islamarkaane lagu soo doolay.

Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool,ayaa Xiisada ugu daran ee ka dhaxeyso Puntland iyo Somaliland ka taagan tahay.

Halkan ka akhriso Wareegtada madaxweynaha Puntland uu soo saaray.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook