GARAAD JAAMAC IYO JIIF CAAQIL AXMED HOOLIF OO HESHIIYAY +VIDEO

Caaqil AxmeCabdi Gaas (Axmed Hoolif) iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo maanta kasoo wada muuqda shir saxafadeed ayaa sheegay inay isku raacsan yihiin wixii danaha deegaanka ah.

“Anagu Isma hayno, wixii danta ah baan hore ugu hadlay garaadkuna sidaas buu igula socdaa”, ayuu yiri Caaqil Axmed Hoolif.

“Wararka been abuurka ah ee la leeyahay Waa is hayaan Garaadka iyo Caaqilku waa been war ramadaan baa lagu jiraaye alle ka baqa oo beenta joojiya, wixii danta Dhulbahante ah waa laga tashanayaa Garaadaduna waa isu imaanayaan dantuna meel bay isugu aruuraysaa” ayuu yidhi Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook