Gareth Bale” Waxaan doonayaa in aan ku laabto Premier League

Cayaaryahanka kooxda Kubada Cagta Real Madrid ee Gareth Bale ayaa sheegay in uu doonayo in uu ku laabto Horyaalka Premier League dalka England isla Markaana uu ka tago Horyaalka La Liga.

Gareth Bale” Waxaan doonayaa in aan ku laabto Horyaalka Premier League waayo waa mid aan u jeclahay balse macadayn karayo kooxda aan u dheeli doono sidaa waxa uu u sheegay Wargeyska The Sun ee ka soo baxa dalka England.

Warkaan ka soo yeeray Gareth Bale ayaa waxa uu Niyada u dhisayaa kooxda Manchester United oo dooneysa in ay ku soo celiyaan Horyaalka Premier League oo uu Real Madrid kaga biirey Sanadkii 2013 kii markii ay ku iibsatay lacagtii ugu badanayd ee abid Cayaaryahan lagu iibsado.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook