Madaxweynaha Galmudug oo Dhagax dhigay Xarunta Tv,ga Galmudug +SAWIRRO

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta magaalo Madaxda Galmudug ka dhagax dhigay Xaruntii wasaarada Warfaafinta ee Galmudug iyo Xaruntii uu ku shaqayn lahaa TV,ga Dawlada Goboleedka Galmudug.

Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa guul ku tilmaamay Tijaabo Tvga uu ku jiro iyo sidoo kale dhagax dhigga Xaruntii uu ku shaqayn lahaa oo maanta uu dhagax dhigay.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa sidoo kale Shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey maalinta Ciidul Fidriga oo maalmo Yar inaga xigaan wuxuuna sheegay inuu u rajaynayo inta ka horaysa Ciidul fidriga Ramadaan Kariim.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook