Madaxweyne Xaaf oo goordhaw Ku Dhawaaqaya Wasiirada Cusub Ee Galmudug

Xog cusub oo aan ka helnay magaalada dhuusamareeb ee caasimada galmudug ayaa Sheegaya In uu Socoto qaban qaabada Magacaabista Golaha Wasiirada Galmudug.

Xogta ayaa sheegaysa in wasiirada cusub ay balantu ahayd xalay xili danbe in lagu dhawaaqo balse dib u dhac ayaa ku yimid culayso ka imanaaya madaxda galmudug ee ku sugan cadaado waxaa suura gal noqon karta in caawa ay u badan tahay in lagu dhawaaqo golaha wasiirada cusub ee galmudug xili khilaaf xoogan uu jiro

Hada Waxaa Jira Wasiiro uu Leeyahaya Maamulka Galmudug Balse Magacaabista Wasiiradaan Qorshahoodu Socdo Hada Ayaa La sheegayaa In Ahlusuna Ladoonayo In Ay Wasiiro Ka Hesho.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook