Nimanka Yaa Daarooda Leh Isaaq Kali Ma dhalan Anagaa la Dhalanay +VIDEO

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

2 thoughts on “Nimanka Yaa Daarooda Leh Isaaq Kali Ma dhalan Anagaa la Dhalanay +VIDEO”

  1. maxamed sulub says:

    Odayasha belaha Direed ee ka hadlay Dagalka Tukaraq colada katagan,waxa imuqanaysay kuwo ilkaha hoose kawada maqan yihin,tolow maxa ilkaha kaga dhacay?mida kale miyesan laha dandeyse ama dhaqtar ilka qabilsan,mide kale waxan ka warqabna in xududa u dhaxaysa,Besha samaroon & Besha Habar-Awal in gumad ka dhexeyo waxan ognahay in besha samaroon tacadiyo farabadan ka sogaro besha isaq gar’ahan habarawal hadana waxad moda in aay ushaqaynayan tolow maxa ka khaldan.

  2. origino says:

    odeyga ma lacag ayaa lasiiyay Dir iyo isaaq meel ay isku yimaadaan malaha wuxuu isbahaysi cigaal sameeyay dabadeena fashilmay. Nimankan somali diidka ah ayaynan qabiil kulasoo galaan galAN SOMALIDA. WAA IDINKU KELI XASARADDA SOMALIDA DHEXDEEDA AAD KA WADAAN. TAN KALE ADEER BURCO , BERBERA, IYO HARGEYSA KU EKOW. CIDNA KUUGU IMAN MEYSO ADIGU SE ADOO QABIIL AH YAA KU WAKIISHAY IN DHUL QABIIL KALE DEGO AAD KA TALISO MA DOWLAD SOOMALI TAHAY WARYAA HOOY IIDOOROW GARDARADA KA DAAYA DADKA SOMALIYEED MUDDAA LA IDIN DHORYE OO LAIDINKA AAMUSNAA SHOW WAXAAD U MALAYSEEN IN NIN KASTAA AAD KU DURDURIN KARTAAN. WAA DUMIGA DAAYA DADKAN KAMA GUULEYSAN KARTAAN FIDNADA QABIILKA AAD SOMALIDA KULASOO GALAAN GALANEYSAAN KA HARA OO DHULKA AAD EGTAAN IMAANSADA . I9MINKA DHUL QABIIL DEGO Q2ARNIGAN CIDNA MA XOOGI KARTO SIIBA DHULKA DARAAWIISHTA NIMAN YAHOW RAALI AHAADA WAXAAD SAMEYNAYSAAN WAA QAR ISKATUURKIINII HADII KALE 100 SANOO DANBE AYAAD ORAN DOOONTAAN SOMALI AYAA NA LAYSAY

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook