Puntland iyo Soomaliland oo bilaabay inay shacab kala Afduubtaan

Dadka u kala safra Puntland iyo Somaliland ayaa cabsi dhanka socdaalka ah soo food saartay ka dib markii Caynaba lagu afduubay 2wiil reer Puntland ah Taasi oo keentay in manta barqadii Aaga tukaraq lagu afduubay wiil reer Soomaliland ah oo Garowe ku socday si ay baasabooro uga qaataan dhacdada dambe ee manta waxaa ii xaqiijiyey qaar ka mid ah dadkii ay soo wada safreen wiilasha la afduubay.

Ilaa hada lama oga sababta dhabtaa ka dambaysa afduubkii xalay kaasi oo sababay afduubka dambe walina falalkaasi kama hadlin Puntland iyo Somaliland .

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook