Puntland ”Xabad ayaan kaga saari doonaa jeegaanta laascaano”+VIDEO

Guddiga difaaca Puntland, ayaa si kulul uga hadlay Xaalada magaalada Laascaanood oo maanta ciidanka maamulka Somaliland ay ku dhaawaceen dad shacab ah, kadib markii ay rasaas ku fureen.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook