Talafashin ku hadlaya afka Galmudug oo Hawada soo Galaya

Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa Qorsheenaysa in Dhawaan ay Hawada Soo Geliyaan TV Casri ah kaas oo La jaanaaadi Kara Warbaahinta Dunida.

Waxaa magaalada dhuusamareb Ia keenay Qalab Casri ah oo Loogu Talagalay in Hawada Lagu Soo geliyo Tv Galmudug.

Markii la arkay Baahida looqabo Warbaahin Kuhadasha Afka Dowlad Goboleedka Galmudug Oo Daboosha Baahida Shacabka ee In lagaarsiiyo Wararka & Barnaamijyada Laxiriira Horumarka Maamulka ayaa Lagar waaqsaday In Dhidibada lootaago GALMUDUG TV
11, June oo kubeegan maalinta berito oo Isniin ah ayuu Sitijaabo ah Hawada Usoogali doonaa.

Galmudug ayaa ku biiri Doonta Maamullada Hirgeliyay Warbaahin My Hadasha Afkooda Side, Puntland, Konfur Galbeed, iyo Jubbaland.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook